Ciidamada Ahlu sunna oo qaaday talaabo ka careysiin karta dowlada federaalka

Ciidamo ka tirsan Maamulka Ahlusunna ayaa la wareegay Xarunta maamulka Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Xarunta lala wareegay ayaa waxaa la qorsheynayay in lagu wareejiyo ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee halkaas ku sugan. Arintan ayaa sii kordhisay xiisada u dhexeysa labada dhinac ka dib markii Ahlu suna ay … Continue reading Ciidamada Ahlu sunna oo qaaday talaabo ka careysiin karta dowlada federaalka